Duqa Muqdisho oo kulankii u horeeyey la la qaatay Maamulada degmooyinka Xamar (Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kulankii ugu horreeyey la qaatay Guddoomiyeyaasha 17ka degmo ee Gobolka Banaadir, waxuna kula dardaarmay in ay la yimaadaan qorsheyaal dhameystiran oo Caasimadda lagu horumarinayo. Isbarasho kadib, Guddoomiyaha cusub ayaa soo bandhigay qodobo dhowr ah oo mudnaan u leh maamulkiisa, isla markaana lagula xisaabtamayo … Continue reading Duqa Muqdisho oo kulankii u horeeyey la la qaatay Maamulada degmooyinka Xamar (Sawirro)